(Daawo Sawirro) Dowlada oo si buuxda ula wareegtay Astaanta Internetka Somalia

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa si rasmi ah ula soo wareegtay Astaanta Qaranka ee Internetka Soomaaliya (dotSO) oo ay maamuli jirtay hay’ad ka madax banaan Dowladda, balse wixii hadda ka dambeeya lagu soo wareejiyay Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo masuul ka ah maamulka Astaanta qaranka sida uu qorayo qodobka 54aad ee Sharciga Isgaarsiinta Qaranka Qeybta hore ee … Continue reading (Daawo Sawirro) Dowlada oo si buuxda ula wareegtay Astaanta Internetka Somalia